Xizbullah oo gantaallo badan oo khasaaro dhimasho sababay ku garaacday Israel

Kooxda Xizbullah ee Lubnaan ee Iran ay taageerto ayaa gantaallo ku qarqisay waqooyiga Israel Arbacada maanta ah, kuwaasi oo qof rayid ah uu ku dhintay, kadib markii Israel ay weerar dhimasho leh ka fulisay Koonfurta Lubnaan. Xizbullah oo ay xulufo yihiin kooxda Xamas, ayey gantaallo xuduudda isku weydaarsanayeen ciidamada Israel tan iyo markii uu billowda … Continue reading Xizbullah oo gantaallo badan oo khasaaro dhimasho sababay ku garaacday Israel